M/weyne Shariif oo cambaareeyey qaraxyadii Kampala, bidhaamiyey baahida ciidamo shisheeye & in ciidanka AMISOM ay u yimaadeen si ay u caawiyaan Somalida.

Muqdisho, July 16 – M/weynaha dawlada federaalka ah Sh. Shariif ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Villa Somaliya. Waxaa uga tacsiyeeyey shacabka Uganda qaraxyadii Kampala, halka uu ka dhaleeceeyey xoogaga Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama gobollada Koonfureed ee Somaliya. M/weyne Shariif waxaa uu ugu baaqay shacabka Somaliya in ay taageeraan dawlada, ayna la dagaalamaan ‘cadawga Somaliya’ oo uu sheegay in ay yihiin xoogag nabad diid ah.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com