HomeUncategorized

2 qof oo rayad ah oo goor dhawayd lagu dilay Galkacyo & dableyda gaystay dilalka oo lagu raad joogo.

Galkacyo, July 17 - Koox dabley ah ayaa gelinkii dambe ee maanta toogasho ku dilay 2 dhallinyaro ah bartamaha magaalada Galkacyo. Ciidanka bilayska

Hay?addaha gargaarka oo loo gudbinayo qiimayn lagu sameeyey khasaaraha fatahaada webiga shabeelle
Jaaliyadda Puntland ee Britain oo taageertay go?aankii xukuumadda Puntland, soona dhaweysay in cilaaqaadka ay u jarto dawlada federaalka ah.
Dhisme wadooyin cusub oo laga hirgaliyey caasimada Puntland, Garowe. [Dhegaysi …]

Galkacyo, July 17 – Koox dabley ah ayaa gelinkii dambe ee maanta toogasho ku dilay 2 dhallinyaro ah bartamaha magaalada Galkacyo. Ciidanka bilayska ayaa sheegay in ay ku raad joogaan daleyda falal dambiyeedka gaystay. Lama oga waxa sababay dilalka in kasta oo dad qaar ay sheegeen in ay u eg yihiin aano qabiil …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: