Muxuu Farmaajo Kala Hadlay Soomaalida Deggan Masar (dhegayso)

Muxuu Farmaajo Kala Hadlay Soomaalida Deggan Masar (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa kula kulmay xalay Magaalada Qaahira dadka Soomaaliyeed ee halkaasi kunool.

Arday iyo sidoo kale Ganacsatadda Soomaaliyeed ee kunool Qaahira ayuu xalay Khudbad dheer u jeediyay isagoona uga  warbixiyay  Xaaladda Soomaaliya.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com