Mustafe Cagjar oo Jigjiga ku soo guryonoqday

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Mustafe Cagjar oo Jigjiga ku soo guryonoqday

Kusimaha Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafe Muxumed Cumar Cagjar iyo xubno golaha wasiirada oo maalmahan ku maqnaa Addis Ababa,

Dhooboweyn, Qorraxey: Culimo iskhilaaftay oo dhimasho sababay iyo Liyuu Booliska oo soo kala dhexgalay
Madaxweyne Mustafa Cagjar oo Jigjiga ku soo guryonoqday
HOGGAANKA SARE EE MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY

Kusimaha Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafe Muxumed Cumar Cagjar
iyo xubno golaha wasiirada oo maalmahan ku maqnaa Addis Ababa, caasimada dalka itoobiya, ayaa maanta ku soo guryonoqday magaalada Jigjiga.

Mustafe iyo golaha wasiiradiisa ayaa ka qaybgalay shir ay yeesheen hoggaanka xisbiga EPP ee dawladda federaalka Itoobiya.

Ujeedada shirka Addis Ababa ayaa lagu sheegay in uu ku saabsanaa dhawr qodob oo ay kamidyihiin:

  • Arrimaha Wabiga Abay (Wabiga Niilka)
  • Dib-u-dhigga doorashada dalka iyo
  • Kahortagga cudurka COVID-19

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: