Kahortag COVID-19 oo Naftaada & Bulshadaba Badbaadi (Taxanaha 2aad | dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Kahortag COVID-19 oo Naftaada & Bulshadaba Badbaadi (Taxanaha 2aad | dhegayso)

Waa Taxanaha 2aad ee BARNAAMIJKA Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga. Maanta waxa aan diiradda saareynaa COVID-19 iyo "waa maxay Cudurka Covid-19 iyo s

BOOSASO: Dayaca Xaaxiga Bossaaso iyo Dhoohanaanta Bulsho & Maamul
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 35aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 59aad daawo)

Waa Taxanaha 2aad ee BARNAAMIJKA Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga. Maanta waxa aan diiradda saareynaa COVID-19 iyo “waa maxay Cudurka Covid-19 iyo sidee layskaga badbaadin karaa oo carruurteena iyo dhamaan bulshadeena uga badbaadin karnaa?”

Waxaa marti noogu ah Datoor Dhagacadde madaxa cisbitaalka weyn ee GMC, Xasan Wardheere Warsame, Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug, iyo Dahabo Maxamed Barre, Madax Wacyigelinta Gobolka.

Hoos kaga bogo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: