Munaasabadda furitaanka Kalfadhigii 2aad Barlamaanka Jubbaland oo Kismaayo ka socota

Munaasabadda furitaanka Kalfadhigii 2aad Barlamaanka Jubbaland oo Kismaayo ka socota

Munaabadda Furitaanka Kalfadhigii 2aad Barlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa goor dhow ka furmeysa howlka shirarka Daawad ee Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hadda soo galay holka ay ka dhacayso munaasabada,waxaana la filayaa inuu khudbad ka jeediyo.

Wixii ku soo kordha halkan kala soco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com