Munaasabad lagu daahfurayay ururka Thes Sisters Foundation oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq.(dhegayso)

Munaasabad lagu daahfurayay ururka Thes Sisters Foundation oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq.(dhegayso)

Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu daahfurayeey ururka Thes Sisters Foundation,waxaana ka qaybgalay maamulka degmadda Caabudwaaq iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Magaaladdas.

Warbixintan waxaa Caabudwaaq ka soo diray wariye ayaanle Cabdulaahi Jaamac

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com