Mudaharaad looga soo Horjeedo Barlamaanka Soomaaliya oo ka dhacay Kismaayo

Talaado, May 19, 2015 (Daljir) — Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland ayaa waxaa maanta kadhacay mudaharaad ballaaran oo looga soo horjeedey mooshin dhowaan xildhibaano katirsan barlamaanka dowladda federalka ee Soomaaliya ka keeneen xildhibaanada Cusub ee Jubbaland.

Mudaharaadkaan ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka gobolka kan degmada, qaybaha bulshada oo u badnaa dhalinyaro iyo haween waxaana dhamaan dadkii ka qaybgalay shirkaasi ay sheegeen inaysan barlamaanka Soomaaliya arrintaasi xaq u lahayn.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com