Midowga Yurub oo Beegsanaya Kooxaha Tahriibinta ka Shaqeeya

Midowga yurub ayaa qorshay naya inuu xakameeyo tahriibayaasha faraha badan ee kusii qul qulaya Qaarada yurub ee ka tagaya Qaarada Afrika.

Waxay kaloo isla qaateen dagaal ay ku qaadaan qolyaha dadka Tahriibiya ee Jooga Liibaya iyagoo tilmaamay in Ciidamo gaara halkaas loo diri doono .

Ciidama Miwoga Yurub uu diyaarinayo inuu ku joojiyo tahriibta waxaa hogaamin doona Adm Enrico Credendino una dhashay Talyaaniga horayna u ahaan jiray taliyaha Midowga Yurub ee ladagaalanka Bur cad badeeda.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com