Mowshin ka dhan ah maxkamadda sare Puntland oo lasoo jeediyay (akhriso)

HomeWararka

Mowshin ka dhan ah maxkamadda sare Puntland oo lasoo jeediyay (akhriso)

Xildhibaano ka mid ah golaha wakiilada Puntland ayaa kasoo saaray magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland mowshin ka dhan ah maxkamadda sare Puntland

Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya oo xilka la wareegay
Dowladda Somaaliya oo ka laabatay heshiisyo ay la gashay Shan shirkadood
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)

Xildhibaano ka mid ah golaha wakiilada Puntland ayaa kasoo saaray magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland mowshin ka dhan ah maxkamadda sare Puntland oo ka kooban sagaal xubnood, kuwaasi oo lagu soo eedeeyey xil gudasho la’aan, caddaalad darro iyo musuqmaasuq.

Xildhibanada mowshinka ku saxiixan ayaa dalbaday isbadal degdeg ah oo guddiga lagu sameeyo.

Maxkamadda sare Puntland ayaa ka kooban sagaal xubnood oo shan ka mid lagu soo saaro wareegto madaxwayne, halka afarta xubnood ee kalle laba ka mid ah ay ka yimaadaan bulshada iyo laba ka yimaada xildhibaanada Puntland.

Kufsiyo kadhacay deegaamada Puntland ayaa dadka ugu badan ay walaac ka muujinayeen garsoorka Puntland inuu gabay shaqadiisii.

Hoos ka akhriso mowshinka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: