Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 17aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 17aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos ka dhegayso

Hoos ka daawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com