Meydaad iyo Dhaawacyo Wali Lagaso Gurayo dhismayaashi dumay ee Qaraxii zoobe

HomeWararka

Meydaad iyo Dhaawacyo Wali Lagaso Gurayo dhismayaashi dumay ee Qaraxii zoobe

wali waxaa lagaso daabulaya dhismyaaasha ku dumay qarixii shalay dad dhaawac ah iyo kuwa meyd ah ,waxaana saaka ku qul qulaya isgooyska Zoobe dadweyne

Cabdi Juxa “Waa mar xalad iswaydaaranayaan jiilasha cusub iyo aasaasayaashii Puntland”
Kulanki Barlamaanka DFS oo Buuq kusoo dhamaday
Dagmada Goljano ee Gobolka Faafan oo qadka Internedka (Sawirro)

wali waxaa lagaso daabulaya dhismyaaasha ku dumay qarixii shalay dad dhaawac ah iyo kuwa meyd ah ,waxaana saaka ku qul qulaya isgooyska Zoobe dadweyne farabaddan kuwaas oo ka qayb qaadanaya sidii looso saari lahaa dadka wali kujira dhismayaasha dumay.

Cisbitaalka Madiina ee magaaladda muqdisho ayaa la geyeey dhaawacyada dad gubtay iyo meydadka dad horleh oo laga soo saaray bur burka dhismaha isgooyska Zoobe ee magaaladda Muqdisho.

Gawaarida Gurmadka deg deg ah iyo dadka shacabka ah ayaa saaka wali ku mashquulsan bad baadinta dadka shacabka ah ee ku hoos jirra bur burka dhismayaasha kuwaas oo codadkooda la maqlaya kuna dhawaaqaya in la bad baadiyo.

Wixii kusoo kordha daljir.com kalasoco

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: