Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in looga Bahanyahay in dowladda Amaanka Wax ka qabato (dhegayso)

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in looga Bahanyahay in dowladda Amaanka Wax ka qabato (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka jubbaland Axmed Maxamed islaan (Axmed madoobe) oo warbaahinta kula hadlayeey kismaayo ayaa cambareyaay qariixi dadka badan ku dhinteen ee kadhacay muqdisho ,kaas oo lagu xasuuqay dad shacab ah.

Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay Dowladda Farmaajo inay wax ka qabato amaanka Muqdisho ,isla markaana lala dagaalamo kooxaha amaan daradda kawadda muqdisho.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com