Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun ku Riday Labo Eedaysane

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun ku Riday Labo Eedaysane

Maxkadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta oo tariikhdu tahay 20/5/2019 Xukun ku riday labo Eedaysane ,oo kala ah Canshuur Cusmaan Abuukar ( Asad ) oo 21 jir ah iyo Maxamed Cali Boorow ( C/xakin ) oo 25 jir  isla markaana ku Eedaysnaa dambiyo kala duwan .

Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida  ayaa qoraal soo saartay waxayna sheegtay in labadan Eedaysane oo kala ah .

Canshuur Cusmaan Abuukar ( Asad ) oo 21 jir ah Ina Faadumo Aadan Cusmaan  oo ku dhashay Shabeelada dhexe , iyo Maxamed Cali Boorow ( C/xakin ) oo 25 jir ah Ina Xaawo Cawil Mursal ku dhashay Baydhabo .

Xukunka Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ku Xukuntay labadan Eedaysane Dil Toogasho ah .

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com