Malayshiyada Al shabaab oo Wereray Degmo ka Tirsan Bakool

Ciimadda Dawlada Soomaaliya iyo  Malayshida Al shabaab ayaa Xalay  ku Dagaalamay Degmada Waajid ee Gobolka Bokool .

Dagaalkan u dhaxeeyey Ciimada Dawlada iyo Al shabaab ayaa waxa laysku Adeegsanayey hubka noocyadiisa kala duwan , Al shabaab ayaa markii hore werarka soo qaaday  ayaa la sheegayaa inay dib uga laabteen Degmada kadib markii ay iska caabin kala kulmeen Ciidamada Dawlada Soomaaliya, oo gurmad ka helay Ciidamada Koonfur Galbeed .

Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com