Mawro Caasha Geelle Diiriye oo ka hadashay soo dhawaynta waftiga ka socda ururada haweenka ee gobolka Banaadir.

Garowe, Oct 09 – Wasiirka haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland mawro Caasha Geelle Diiriye ayaa ka hadashay munaasabad lagu soo dhaweeyey wafti ka socda ururada haweenka ee gobolka Banaadir. Mawro Caasha ayaa soo dhawaynta kadib uga warbixisay xubnaha waftiga hawlaha wasaarada …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com