Mawro Caasha C. Geesdiir oo hogaaminaysa wafti ka socda ururada haweenka ee Banaadir oo ka hadashay booqasho ay ku yimaadeen Puntland.

Garowe, Oct 09 – Munaasabada lagu soo dhaweeyey wafti ka socda ururada haweenka ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland. Mawro Caasha Cumar Geesdiir oo ka hadashay ujeedada booqashada ay ku yimaadeen Puntland ayaa sheegtay in …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com