Maraykanka oo sheegay inuu Diyaar u yahay Tageerida Somaaliya

HomeWararka

Maraykanka oo sheegay inuu Diyaar u yahay Tageerida Somaaliya

Waaxda Gaashaanigga Maraykanka (The Pentagon) ayaa ku dhawaaqay inay kordhin doonaan taageeradda ay siiyaan DFS, haddii ay ka soo codsadaan arrintaasi

Shirki Amniga Gobalka Bari oo Bosaaso ka socda
Maamulka Gobolka Karkaar oo hambalyo udiray shacabka Puntland (dhegayso)
Maxaa kajira guddigii doorashada Koonfur Galbeed inuu iscasilay? (Akhriso)

Waaxda Gaashaanigga Maraykanka (The Pentagon) ayaa ku dhawaaqay inay kordhin doonaan taageeradda ay siiyaan DFS, haddii ay ka soo codsadaan arrintaasi.

Hadalkaasi ayaa soo baxay kadib, qaraxii dhawaan ka dhacay Muqdisho oo ay ku geeriyoodeen in ka badan 300 oo qof.

“Waan u diyaar garownay inaan taageerno DFS, isla marka ay naga codsadaan” ayuu yiri Afhayeenka Pantagonka. Oo intaasi ku daray inay qorsheynayaan waxa ay ku taageeri karaan DFS.

Milliteriga Maraykanka waxaa Somalia ka jooga 400-Askari, kuwaasi oo Tababar, La-talin,Hawlgelin iyo Taageero Loojistiko ah siiyaan Ciiddanka DFS ee dagaalka kula jira Alshabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: