Afhayeenkii Wasaarada Amniga DFS oo is Casilay

Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Xalay ku dhawaaqay in uu is casilay.

Isaga oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayuu Warkaan sheegay waxa uuna u sababeeyay laba qodob is casilaadiisa.

“Runtii aniga waxaan isku casilay markii aan arkay in aan wax horumar ah aan laga gaareen Amniga iyo in aan la fulin qorsqorshihii ahaa in Al-Shabaab guryahooda loogu galo ayuu yiri Axmed Carab”


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com