HomeUncategorized

Magacyada Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Bosaaso oo la Shaaciyay

Isniin, September 28, 2015 (Daljir) —Guddiga Xulista Golaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa maanta shaaciyay liiska Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmadaas.

R/wasaare Sharma?arke oo soo gaarey Galkacyo. [Akhris …]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tall man.
Odayaasha gobolka Gardafuu oo qaylo dhaan kasoo saaray adeegyada bulsho ee gobolka iyo golaha xukuumadda
Isniin, September 28, 2015 (Daljir) —Guddiga Xulista Golaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa maanta shaaciyay liiska Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmadaas.

Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Boosaaso oo Tiradoodu tahay 29 Xubnood ee la Shaaiyay Liiskooda ayaa Waxay kala yihiin;

01. Maxamed Cabbaas Nuur Geesood
02. Aamino Cumar Maxamuud
03. Axmed Cali Saciid
04. Cumar Xaaji Faarax
05. Yaasiin Mire Maxamuud Dacar
06. Buruuj Cali Salaad Xassan
07. Cumar Cabdullaahi Cusmaan
08. Cabdicasiis Mahdi Maxamed C/salaam
09. C/weli Maxamed Hayaan
10. Maxamed Maxamuud Axmed
11. Faadumo Axmed Maxamuud
12. Faadumo Jaamac Xuseen
13. Idiris Cabdisataar Jaamac
14. Cali Maxamed Xassan
15. Ikraam Maxamuud Yuusuf
16. Maxamed Maax Colow
17. Cilmi Cumar Cilmi
18. Cabdi Nuur Gleyr
19. Ikraam Cawad Xuseen
20. Saciid Gaacshe Cusmaan Cali
21. C/maan Saalax Maxamuud
22. Maxamed Abokor Afyaanyo
23. Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa)
24. Cabdulqaadir Ismail Saciid
25. Axmed Seed Axmed Muuse
26. Saciid Cabdiraxmaan Maxamed
27. Mursal Yuusuf Maxamuud
28. Maxamed Cumar Haaruun
29. Cumar Maxamed Muuse Boqor

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: