
Isniin, September 28, 2015 (Daljir) — Guddiga Xulista Golaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa maanta shaaciyay liiska Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmadaas.
Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Boosaaso oo Tiradoodu tahay 29 Xubnood ee la Shaaiyay Liiskooda ayaa Waxay kala yihiin;
Wariye Xasan Haykal ayaa inooga diyaariyay warbixin dhamaystran habkii ay doorashadu u dhacday
Dhagayso
FAALLOOYIN & FALCELIN