Magacyada 10 Arday ee ugu sareeyay Imtixaankii Fasalka Afaraad ee Dugsiyada sare ee Puntland oo la shaaciyay

Sabti, Luuliyo 04, 2015 (Daljir) —Tobanka Arday ee ugu sareeya Imtixaanka Shihaadiga ah ee Puntland ayaa sanadkaan noqday 10 wiil, waxaana sanadkaan hogaaminaya dusgiga sare ee Alnajax ee magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland.

1: Maxamed Faarax Maxamuud Yuusuf Imaami Shaafici Bosaso A 94.79

2: Maxamuud Axmed Yuusuf Xirsi Cumar Binu Cabdulcasiis A 93.36

3: Axmed Ciise Maxamuud Cilmi Gambool Garowe A 93.07
4: Xirsi Cabdilaahi Xaashi Xuseen Cumar Samatar Gaalkacyo A 92.21.

5: Cabdicasiis Maxamed Cali Yuusuf Imaamu Shaafici Bosaso A 91.50

6: Suldaan Maxamuud Maxamed Jaamac Al-Najax Boosaso A 91.36.

7: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Yuusuf Maxamed AlWaaxa Garowe A 91.29/

8: Cabdiwali Cabdicasiis Jaamac Xuseen Bosaso Public Bosaso A 90.36.

9: Maxamed Ducaale Saalax Faarax Al-Najax Bosaso A 90.71.
10: Cabdilaahi Maxamed Shiikh Doon-Cali Imaamu Shaafici Bosaso A 90.43.

.BY: Abdirashiid 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com