Madaxweyne Gaas oo si Diirran Yataboori loogu soo Dhaweeyey (sawirro)

Madaxweyne Gaas oo si Diirran Yataboori loogu soo Dhaweeyey (sawirro)

Madaxweynaha Puntland ayaa weli ku gudajira safarkiisa qaaradda Yurub, wuxuuna caawa ka degay Sweden, magaalada qadiimiga ah ee Yataboori (Gottenburg).

Jaaliyadda reer Puntland iyo kuwa Soomaalida ayaa Madaxweyne Gaas si diirran ugu soodhaweeyey magaalada Yataboori.

Hoos ka daawo sawirada soodhaweynta Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa, oo Radio Daljir kala soco safarka Madaxweynaha.

Sawirro

 

 

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com