Madaxweyne Gaas iyo Golihiisa Wasiirada oo Shir aan Caadi Ahayn Leh

Madaxweyne Gaas iyo Golihiisa Wasiirada oo Shir aan Caadi Ahayn Leh

Madaxweynaha dowladda Puntland iyo gollihiisa wasiiradda ayaa haatan shir degdeg ah ku leh xarunta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garowe, waxaana si weyn loo gorfaynayaa duulaankii saakay waaberigii lagu qaaday ciidanka difaaca Puntland, ee ku sugnaa saldhiga tuulada Af-urur ee buuraha Galgala.

Weerarkaan oo ahaa midkii ugu xooganaa ee Alshabab ka geystaan gudaha Puntland, ayaa lagusoo waramayaa in lagu dilay askar katirsan ciidanka Puntland sida ay sheegatay kooxda Alshabaab.

La soco goordhow natiijada shirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • abdirahaman fayfle 7 years ago

    allow puntaland way fashilanty intii uyimi gaas

  • Mustafe 7 years ago

    Waxaad idiin sheegayaa putland malaha madaxweyn mana laha wasiir ka difaac 2baduba aad bay liitaan weligeed ma dhicin waxaas oo kale wax uu bashquul ku ya hay wax urusi nin kaan ilaah hayna dhaafiyo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com