Inta la xaqiijiyey dhaawacu illaa hadda waa 39 askari oo ka tirsan ciidamada Puntland waxaana lagu dabiibayaa cisbitaalka degmada Carmo. Dhaawaca ayaa isugu jiray kuwo fudud iyo kuwo culus. Sida hadda na loo xaqiijiyeyna waxaa cisbitaalka Carmo goor dhowayd ku naf waayey sarkaal sare oo ciidanka Af Urur kamid ahaa oo dhaawac culus ahaa.

Cabdiqaysar  Cabdixakiin Salaad Cali waa dhaqtar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha cisbitaalka Guud ee Carmo, waxaana waraystay wariye Xasan Heykal, wuxuuna uga waramay xaaladda dhaawaca.

Hoos ka dhegayso

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *