Madaxweyne Deni oo maanta daah furay kalfadhigii 44aad ee baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Waxaa maanta hoolka baarlamaanka Puntland si toos ah uga furmay kalfadhigii 44aad ee baarlamaanka Puntland waxaana qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Madaxweynaha ayaa ka haday xaalada deegaanada Puntland sida dhaqaalaha, amniga, fatahaadii roobabka iyo qasaarihii ay gaysteen, xiirka dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntlan iyo sababtii keentay in uu fashilmo shirkii Garoowe oo uu ku eedeeyay in ay dowladda dhexe sabab u ahayd.

Djegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com