Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo saaray qeyb ka mid ah liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

HomeWararka

Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo saaray qeyb ka mid ah liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Axmed Madoobe ayaa maanta ugudbiyay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka liiska tartamayaasha qaar ka mid ah kuraasta Aqalka sare ee laga soo dooran doono Jubaland | Liiskan uu soo gudbiyay madaxweynaha waa qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Akhriso.

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka Daljir Cabdi Xakiin Xuseen Xasan Garowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Muqdisho dib ugu laabtay
Xafiiska difaacaha xuquuqul Insaanka ee Puntland oo Daljir gudoonsiiyay sahaado Sharaf (Sawiro)

Axmed Madoobe ayaa maanta ugudbiyay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka liiska tartamayaasha qaar ka mid ah kuraasta Aqalka sare ee laga soo dooran doono Jubaland | Liiskan uu soo gudbiyay madaxweynaha waa qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: