Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo saaray qeyb ka mid ah liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo saaray qeyb ka mid ah liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Axmed Madoobe ayaa maanta ugudbiyay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka liiska tartamayaasha qaar ka mid ah kuraasta Aqalka sare ee laga soo dooran doono Jubaland | Liiskan uu soo gudbiyay madaxweynaha waa qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com