FARIIN MUHIIM AH (daawo)

HomeWararka

FARIIN MUHIIM AH (daawo)

Dhinacyo kala duwan ayaa welwel ka muujinaya doorashada Soomaaliya iyo Xildhibaanada soo bixi kara maadaama dad badan hadal hayaan in iibsiga codka Er

Midowga Afrika oo War kasoo saaray la wareegitaanka degmooyinka katirsan Galmudug
Warbaahinta ku hadasha afka Ciidmada oo sheegtay in Cali Dheere lagu dhaawacay howlgal ka dhacay Sh/Hoose
Booliska somaaliya oo maanta xeer ilaalinta ugudbiyeey eedeysane Sayid Cali

Dhinacyo kala duwan ayaa welwel ka muujinaya doorashada Soomaaliya iyo Xildhibaanada soo bixi kara maadaama dad badan hadal hayaan in iibsiga codka Ergada Xildhibaanada dooranaysaa ay go’aaminayso Xildhibaanka kusoo baxaya kuraasta aqalka hoose.

Hadaba sidee lagu heli karaa Ergey Xul ah oo keeni kara Xildhibaan Xul ah waa mowduuca Dood caawa 27-July-2021 |8:00PM wada qabanayaan Madasha Puntland Current Trend iyo Radio Daljir

Si toos ah ugala soco doodan barta Twitter Space ka ee Madasha, barta Twitter ka ee Radio Daljir iyo Facebook ga Radio Daljir oo toos looga soo baahin doono dooda oo cod ah.

FM yada Raaadiyaha ee Daljir ayaa sidoo kale toos looga dhegaysan karaa doodan xiisaha badan.

Fadlan nala wadaag aragtidaada ama hadaad martida dooda u qabto Su’aal oo noogu soo dir codkaaga ama fariin qoraaleedkaaga WhatsApp ka 090-600-0009

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: