Midowga Afrika oo War kasoo saaray la wareegitaanka degmooyinka katirsan Galmudug

HomeWararka

Midowga Afrika oo War kasoo saaray la wareegitaanka degmooyinka katirsan Galmudug

Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, a

Ciidamo Tababar kusoo qaatay Gaalkacyo oo Buhoodle si weyn lagu soo dhaweyeey
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamada Ammaanka Soomaaliya xoreynta Ceel-Dheer, Xarardheere, Galcad oo kamid oo kamid ah degmooyinka Galmudug.

“ATMIS waxay sii wadi doontaa bixinta taageerada loo baahan yahay si loo xaqiijiyo in Soomaaliya ay ka xorowdo argagixisada iyo hawlaha la xiriira,” ayuu yiri danjire Souef.

“Al-Shabaab waa ay lumisay dhulkii, annagoo kaashanayna walaalaheenna Soomaaliyeed waan sii wadi doonnaa in aan argagixisada ka sifeyno Soomaaliya si shacabka loo siiyo amni, xasillooni iyo nabad kuwaas oo muhiim u ah horumarka dhaqaalaha iyo bulshada,” ayuu ku nuux-nuuxsaday Danjiraha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: