Ra’iisul Wasaare Rooble oo Muqdisho dib ugu laabtay

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Muqdisho dib ugu laabtay

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Muqdisho, ka dib safar shaqo oo 11 cisho qaatay oo uu ku tagay Puntland iyo Galmudug kaas oo ku qotomay arrimaha doorashooyinka, iskaashiga DFS & Dowlad-goboleedyada iyo u kuurgalidda nolosha bulshada.

Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cabdi Xakiin Xasan Ashkir ayaa ka warbixiyay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com