Kal-fadhigii 32aad ee Golaha degaanka Bosaaso oo Maanta Furmay (Daawo)

HomeWararka

Kal-fadhigii 32aad ee Golaha degaanka Bosaaso oo Maanta Furmay (Daawo)

Waxaa maanta ka furmay Bosaaso Kal-fadhiga 32 ee Golaha degmadda Bosaaso. Kal-fadhiga waxaa ka qayb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dumuqraadiyada Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad,Taliyaha qaybta ,Maamulka Gobalka Bari & Masuuliyiin ka tirsan Puntland. Ugu horeyn duqa degmadda Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka hadlay waxaa u qabsoomay Maamulka dowladda Hoose & Mashaaricda ay hirgaliyen.

ARDAA B5aad | DOORKA BULSHO EE MUHIIMKA EE HAWEENKA SOOMAALIYEED
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed “Tallman” Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib u ugu soo laabtay kaddib caleema-saarkii Madaxweynaha Koonfur Afrika

Waxaa maanta ka furmay Bosaaso Kal-fadhiga 32 ee Golaha degmadda Bosaaso.

Kal-fadhiga waxaa ka qayb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dumuqraadiyada Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad,Taliyaha qaybta ,Maamulka Gobalka Bari & Masuuliyiin ka tirsan Puntland.

Ugu horeyn duqa degmadda Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka hadlay waxaa u qabsoomay Maamulka dowladda Hoose & Mashaaricda ay hirgaliyen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: