War Murtiyeed laga soo saaray Shir Madaxeedka IGAD (Akhriso)

HomeWararka

War Murtiyeed laga soo saaray Shir Madaxeedka IGAD (Akhriso)

War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeedkii IGAD oo looga hadlay arrimo kala duwan kuwaasoo salka ku hayay ajandayaashii shirka la hordhigey. Qo

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho
Wasiirka Qorsheynta iyo Xiririka caalamiga ah ee Dfs oo Qardho gaaray (dhegayso)

War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeedkii IGAD oo looga hadlay arrimo kala duwan kuwaasoo salka ku hayay ajandayaashii shirka la hordhigey.

Qoraalka ka soo baxay shirka ayaa qodobadii looga hadlay waxaa ka mid ahaa arrimaha siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka, iyadoo Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka loogu baaqay in xal ka gaaran, khilaafadka ka dhexeeya.

Shirka oo ahaa mid aan caadi ahayn ayaa waxyaabihii loogaga hadlay waxaa ka mid ahaa arrimaha dalalka ururkaas xubnaha ka ah sida Suudaan, South Sudan, Itoobiya, Soomaaliya iyo cudurka safmarka ah ee dunida halakeeyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: