Wasiirka Qorsheynta iyo Xiririka caalamiga ah ee Dfs oo Qardho gaaray (dhegayso)

Waxaa maanta lagu soo dhaweyeey magaaladda qardho ee xatunta gobalka Karkaar wafdi uu hogaaminayo wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee dowladda federaalka Somaliya Jamaal xasan.

Wafdiga wasiirka ayaa kaso amba baxy Gobalka sanaag oo uu u kuur galayaay Xaaladda Gobalka sanaag ,waxaana qardho kuso dhaweyeey maamulka degmadda kan Gobalka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda qardho.

Hoos kadhagayso codka


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com