Madaxweynaha Maamulka KG Somaliya oo Heshiiskii Garowe soo Dhaweeyay [DHAGAYSO]

Sabti, Abriil 02, 2015 (Daljir) — Madaxwenaha mamaulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo dhaweeyay Heshiiska lagu gaaray magaalada Garowe ,isaga oo tilmaamay in dadaal badan lagu bixiyay gaaridda qodobada laga soo saaray heshiiskan.

 

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com