Madaxweynaha Jubbbaland oo ka Mahad-celiyay soo Dhaweynta reer Puntland [DHAGAYSO]

Sabti, May 02, 2015 (Daljir) — Waxaa maanta magaalada Garowe lagu soo gaba-gabeeyay shir dhowr maalin qaatay oo u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo madaxda dowladaha xunbaha ka ah ,waxaana shirkan intiisa badan diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda Jubbaland Axmed Madoobe ayaa madasha ka sheegay in magaalada GArowe ay tahay magaalo amni badan ,islamarkaan hadii ay suurtagal tahay lagu qabto dhamaan shirarka Soomaalida.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com