Madaxweynaha Jubbaland oo Cimraysi kaddib Kismaayo ku soo Laabtay (dhegayso)

Madaxweynaha Jubbaland oo Cimraysi kaddib Kismaayo ku soo Laabtay (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu soo cimraystay.

Madaxweyne Axmed madoobe ayaa sheegay in dhawaan uu bilaban doono howlgal milatari oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ee ku sugan deegaanada Jubaland ay kaga sugan yihiin.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com