Wafti ka Socda Dowladda Federalka ah oo Garoowe Gaarey iyo Wadahadal Furmaya (dhegayso)

Wafti ka Socda Dowladda Federalka ah oo Garoowe Gaarey iyo Wadahadal Furmaya (dhegayso)

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminaayay Wasiirka Waxbarashada DFS mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe. Wafdigan ayaa u yimid Puntland sidii ay uga qaybgali lahaayeen shir looga hadlayo tayeenta waxbarashada iyo mideenta manhajka waxbarashada ee soomaaliya.

Wafdigan ayaa imaatin kabacdi la kumay MKX Camay ahna kusimaha Madaxweynaha.

Wafdiga Federaalka ayaa casumaad ka helay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland.

Hadaba si aan wax uga ogaan safarka wafd igan ayaa waxaan waraysanay Wasiirka Waxbarashada Puntland, Abshir Yuusuf aw-Ciise.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com