Madaxweynaha Galmudug oo Shaki ka Muujiyey Ammaanka Muqdisho (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Shaki ka Muujiyey Ammaanka Muqdisho (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo dhowaan lagu doortay magaalada cadaado Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay Muqdisho ku tagay maanta, isagoo wata ciidamo ilaalo u ah.

Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa la filayaa inuu kulamo kala duwan la yeesho madaxda dowladda Federaalka, iyadoo la isu diyaarinayo shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada London oo uu ka qeybgeli doono madaxweynaha Galmudug.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com