Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Itoobiya oo ka Hadlay Xariga Cabdikariin Qalabidhagax (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Itoobiya  oo ka Hadlay Xariga Cabdikariin Qalabidhagax (dhegayso)

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka hadlay xariga Cabdikariin Qalabidhagax, asaga oo yiri Qalbidhagax waa nin ka soojeeda deegaanka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa yiri, “dadka Qalbidhagax u doodadaya waa dad doonaya in ay carqaladeeyaan dowladda cusub ee maanta ka hanaqaaday dalka Soomaaliya.”

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com