Madaxwayne Farmaajo “Qanyare wuxuu kaalin ka qaatay dib u heshiisiintii dalka”

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo “Qanyare wuxuu kaalin ka qaatay dib u heshiisiintii dalka”

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa tacsi udiray ehaladii uu ka baxay marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo wasiir, xildhibaa

Nabadoon Maxamed Xasan Geeddi oo beeniyey in ciidamada beesha Ceyr ay ka soo baxeen jiida hore
ROOBLE OO FURAY SHIRKA GURMADKA ABAARAHA DALKA(DAAWO)
Bandhig Suugaaneedka Habeenka Jacaylka ee Magaalada Qadho (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa tacsi udiray ehaladii uu ka baxay marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo wasiir, xildhibaan iyo hogaamiye kooxeed kasoo noqday dalka.

“Waxaan u tacsiyaynayaa qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax. Marxuumku waxa uu qayb weyn ka soo qaatay dadaalladii dib u heshiisiineed ee dalka isaga oo noqday Wasiir & Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya”ayaa lagu yiri qoraal la soo dhigay barta Twitter-ka Villa Somalia.

Qanyare ayaa sanadkii 2012kii ka baxay siyaasadda, kadib markii xanuuno kalle duwan ay soo jawaheen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: