Madaxwayne Farmaajo: “Madaxdii aan lasoo kulmay waa ay iga aqbaleen dagaalka cusub ee Al-shabaab)

Madaxwayne Farmaajo: “Madaxdii aan lasoo kulmay waa ay iga aqbaleen dagaalka cusub ee Al-shabaab)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo socdaalo ku marayay wadamada Jabuuti, Uganda, Itoobiya oo ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya ayaa maanta oo arbaco ah dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha ayaa sheegay guulo inay kusoo dhamaadeen wadamadii uu tagay, isagoona xusay inuu ka codsaday dagaal cusub oo ka dhan ah ururka Al-shabaab, codsigaasi oo ay ka aqbaleen dalalkii uu booqday.

Laakiin dadka arimaha ammaanka falanqeeya ayaa sheegaya madaxwaynaha inuu ku guul daraystay dhismaha ciidamo qaran oo ay Soomaaliya yeelato kuwaasi oo ah kaliya kuwa soo afjari kara dagaalka ka dhanka Al-shabaab.

Hoos kadhegayso Madaxwayne Farmaajo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com