Madaxweynaha Puntland oo Hadda kaga qayb galaya Garowe munasabad lagu sagootinayo Arday Deeq waxbarasho helay (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo Hadda kaga qayb galaya Garowe munasabad lagu sagootinayo Arday Deeq waxbarasho helay (Sawiro)

Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa sagootinyasa galabta Arday iyo shaqaale dowladda Puntland katirsan oo Deeq waxbarasho ka helay dalka Itoobiya.

Xarunta Ardayda lagu sagootinayo waxaa ku sugan Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas,wasiirka waxbarashada Puntland Safiirka Etoobiya ee Puntland,wasiiro iyo Ardayda la sagootinayo maanta.

Sawiro hordhac ah kadaawo Hoos

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com