Machadka Barashada Caafimaadka Burtinle oo la Furay

HomeWararka

Machadka Barashada Caafimaadka Burtinle oo la Furay

Waxaa degmada Burtinle laga daafuray Machadka Barashada Caafimaadka, ahna kii ugu horreeyey ee deegaanka Burtinle laga hirgeliyo. Xafkadda furitaanka machadka waxaa furay maamulaha guud ee macadka oo xaruntiisa koowaad tahay Bossaso, tiisa labaadna hadda ay tahay Burtile. Maxamuud Cabdi Abshir, maamulaha machadka, ayaa isnaa hadalo kooban ka jeediyey. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5958084e0b0100cca0c0c990/burtinle+macadka+barashada+caafimaad_1+jul+17.mp3   

Nin u dhashay dalka Giriiga oo ka badbaaday shilkii diyaarada Ethiopian Airlines
Boosaaso: Ilmo shanbilood jiray oo u geeriyooday cudurka Malaariyada.
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka (Sawiro)

Waxaa degmada Burtinle laga daafuray Machadka Barashada Caafimaadka, ahna kii ugu horreeyey ee deegaanka Burtinle laga hirgeliyo.

Xafkadda furitaanka machadka waxaa furay maamulaha guud ee macadka oo xaruntiisa koowaad tahay Bossaso, tiisa labaadna hadda ay tahay Burtile. Maxamuud Cabdi Abshir, maamulaha machadka, ayaa isnaa hadalo kooban ka jeediyey.

Hoos ka dhegayso

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: