Boosaaso: Ilmo shanbilood jiray oo u geeriyooday cudurka Malaariyada.

HomeWararka

Boosaaso: Ilmo shanbilood jiray oo u geeriyooday cudurka Malaariyada.

Waraysiga Malaariyada. Magaalada Boosaaso ilmo shanbilood jiray ayaa u geeriyooday cudurka Mlaariyada.waddooyinka waxaa fadhiya biyaha roobka oo laga cabsi qabo in ay cuduro kadilaacaan.Dr.Cabdinuur Galaal ayaa Radio Daljir ugawaramay sida looga hortagi karo cudurka Malaariyada oo ka dilaaci kara biyaha fadhiya magaalooyinka waawayn ee Puntland. Posted by Radio Daljir on Monday, December 16, 2019

Wasiirka Qorsheynta DFS oo Booqday degaano dhowr ah oo gobalka Sanaag katirsan (Sawiro)
Xukuumadda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama
Rooble oo u xaqiijiyay qoyska Ikraan Tahliil Inaan wax gorgortan ah laga galeynin Kiiska Ikraan

Waraysiga Malaariyada.

Magaalada Boosaaso ilmo shanbilood jiray ayaa u geeriyooday cudurka Mlaariyada.waddooyinka waxaa fadhiya biyaha roobka oo laga cabsi qabo in ay cuduro kadilaacaan.Dr.Cabdinuur Galaal ayaa Radio Daljir ugawaramay sida looga hortagi karo cudurka Malaariyada oo ka dilaaci kara biyaha fadhiya magaalooyinka waawayn ee Puntland.

Posted by Radio Daljir on Monday, December 16, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: