Boosaaso: Ilmo shanbilood jiray oo u geeriyooday cudurka Malaariyada.

Boosaaso: Ilmo shanbilood jiray oo u geeriyooday cudurka Malaariyada.

Waraysiga Malaariyada.

Magaalada Boosaaso ilmo shanbilood jiray ayaa u geeriyooday cudurka Mlaariyada.waddooyinka waxaa fadhiya biyaha roobka oo laga cabsi qabo in ay cuduro kadilaacaan.Dr.Cabdinuur Galaal ayaa Radio Daljir ugawaramay sida looga hortagi karo cudurka Malaariyada oo ka dilaaci kara biyaha fadhiya magaalooyinka waawayn ee Puntland.

Posted by Radio Daljir on Monday, December 16, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com