Machadka Barashada Caafimaadka Burtinle oo la Furay

Machadka Barashada Caafimaadka Burtinle oo la Furay

Waxaa degmada Burtinle laga daafuray Machadka Barashada Caafimaadka, ahna kii ugu horreeyey ee deegaanka Burtinle laga hirgeliyo.

Xafkadda furitaanka machadka waxaa furay maamulaha guud ee macadka oo xaruntiisa koowaad tahay Bossaso, tiisa labaadna hadda ay tahay Burtile. Maxamuud Cabdi Abshir, maamulaha machadka, ayaa isnaa hadalo kooban ka jeediyey.

Hoos ka dhegayso

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0