Maareeyaha wakaalada biyaha ee Galkacyo oo sheegay in 4-ta ceel ee biyaha ee magaaladu ay hadda wada shaqaynayaan.

Galkacyo, Jan 11 – Fu’aad Abshir Xasan, Maareeyaha wakaalada biyaha ee magaalada Galkacyo ayaa sheegay in ceelasha biyaha ee magaaaladu ay hadda wada shaqaybanayaa, 2-dii ceel ee hore ciladdu u saamaysayna la cillad bixiyey. Md. Fu’aad waxaa uu sheegay in biyaha magaaladu ay hadda si buuxda u wada shaqaynayaan, ayna dabooli doonaan baahida dadka. http://daljir.com/


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com