Maanhadal: Fatahaada Wabiga Siyaasadda ee Soomaaliya (dhegayso)

Ku soo dhawaada barnaamijkii Maanhadal oo inta badan looga hadlo mowduucyo xasaasi ah,waxaana todobaadkan uga hadli doono arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo khilaafka maamuladda dalka, dowladda federaalka iyo faragelinta dowladaha khaliijka ee siyaasadda Soomaaliya.

Barnaamijka maanta waxaa ka qaybgalaya aqoonyahano iyo Xildhibaano, kana dhiibanaya fikrado kala duwan meesha siyaasadda maanta ee Soomaaliya ay ku socoto, iyo natiijooyinka siyaasadeed ee laga filan karo faragalinta waddamada Khaliijka.

Axmed Sheekh maxamed (aw-Tall) ayaa ka soo eedinaya Xarunta Daljir Boosaaso.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com