Maamulka Iskuulka Cumar Samatar oo Ardaydii Kaalmaha Hore ka Galay Imtaxanadkii Shahaadiga ahaa Abaalmarin Gudoonsiyeey (dhegayso)

Maamulka Iskuulka Cumar Samatar oo Ardaydii Kaalmaha Hore ka Galay Imtaxanadkii Shahaadiga ahaa Abaalmarin Gudoonsiyeey (dhegayso)

Gudaha iskuulka sare ee cumar samatar Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad balaaran oo abaalmarino lagu gudoonsinayeey ardaydii kalmaha hore ka gashay imtaxanadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyadda sare ee ay qaaday wasaaradda Waxbarashada Puntland.

Shafici Cabdulqadir ayaa Warbixintan kaso diray Gaalkcyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0